Masaajidyo ku yaalla Magaalada Christchurch oo dad lagu laayey (Daawo Sawirro)

Labo Masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa deblay hubaysan ay weerareen, ayadoo lagu jiro xiliga salaada Jimcaha. Wararka horudhaca ayaa sheegaya in dhimashada illaa 6 qof la xaqiijiyey iyadoo qaar intaasi ka badan ay dhawacyo soo gaareen. Booliiska magaalada ayaa guud ahaanba magaalada Bandow ku soo rogay waxaan la xirey … Continue reading Masaajidyo ku yaalla Magaalada Christchurch oo dad lagu laayey (Daawo Sawirro)